Raysawasaare Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galgaduud iyo mudug ”Sawiro”

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka codsaday Xildhibaanadaa inay taageeraan barnaamijkiisa Siyaasadeed, maadama uu ka mid yahay Murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha, Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kulamada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada.
sharmaa

sharmaake

sharmmaasharm

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.