Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2016

bardhere

Daawo:Carwo dhaqameed Laguu soo bandhigayeey qaybaha kala duwan ee badeecada ayaa lagu qabtay Baardheere

24th November 2016 admin 6

Carwo wayn oo lagu soo bandhigaayey qaybaha kala duwan ayaa lagu qabtey degmada Baardheere ee gobolka Gedo carwadaan noocaan ah waatii ugu horeysey ee lagu […]

Daawo:Cadaado= Garaad Adan Oo odayga beesha sacad oo Sheegay In La Musuqmaasuqay Ergooyinkii Uu u Gudbiyay Gudida Doorashooyinka

24th November 2016 admin 0

Waxaa xad dhaaf noqday musuq maasuqa, isdaba marinta iyo dilalka laxariira doorashada kasocota Cadaado, Garaad Aadan Cilmi oo kamida 135 odayaal ee soo xulaysa ergooyinka […]

No Image

Xildhibaanada Hiirshabeele Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Dagaalamay Baladwayne

24th November 2016 admin 0

Daawo:Dad Hargeysa Caawa Siyaabo Kala Duwan Ugu Dhintay Booliska Oo Ka Hadlay

24th November 2016 admin 0

Shilal kala duwan aya kadhacay hargaeyso kuwaas oo keenay qasaaro dhimasho iyo dhaawac sida uu sheegey taliayaha kuxigeenka ciidamada Booliska somaliland Cabdirixman liibaan ayaa kawar […]

Cadaado: Beel Taageertay Go’aankii Ugaas Cabdilaahi Ku Siiyay Kursiga Beesha Qof Haweena lasiiyo

23rd November 2016 admin 2

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay aas loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle “SAWIRRO”

23rd November 2016 admin 0

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr Gaas ayaa ka qayb galay aas magaalada Garoowe loogu sameeyey Illaahay ha’u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo ka mid […]

dagaal

Ciidamada Somaliya Iyo Alshabab Oo Ku Dagaalamay Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay

23rd November 2016 admin 2
dhey

Faallo: Cambaareyn ku aadan hanaankii loo Maamulay Kursiga Xidhibaan ee Jifada Waqmaashe. W/Q Maxamed Xuseen Dhageey.

23rd November 2016 Mohamed Abdi 11

Iyadoo ay isa soo tarayaan Cambaareynta ku aadan sida xun ee loo maamulay Kursiga Xildhibaanada ee Jifada Waqmaashe Ree Xasan ee dhawaan kismaayo ka dhacday, […]

sagal

Wax ka ogow cida ku guuleystay kursigii gobolka Gedo oo ay ku tartamyeen afar gabdhood

23rd November 2016 admin 0

Sagal Abdirisaaq Biixi oo ku guuleysatay xilka xildhibanimo ee dowlada faderalka somalia qeybta Jubaland waxay ku soo baxady 27 cod halka Naciimo Bashiir Ibraahim oo […]

Waxaa si xawli ah ku socda dhismihii Jaamacada Galgaduud ee Caabudwaaq “masawiro”

23rd November 2016 admin 0

Dhawaan abay ahayd markii ladhagax dhigay dhismahabJamacada Galgaduud ee Degmada Caabudwaaq dhulka laga dhisay jaamacada ayaa horey mid kamida bulshada Caabudwaaq ugu deeqay Jamacada sanadkii […]

abaar

Daawo:Gudiga abaaraha Baladxaawo oo ugu baaqay walalahooda wax haysta in gurmad dag daga la soo gaaraan bulshada abaarumu saameeyeen

23rd November 2016 admin 4

Waxaa kajirta gobolka Gedo abaar xun oo dhib kuhaysa dadka iyo duunyada gudiga baaraha degmada Baladxaawo ayaa waxay ilaahay kabaryeen in bulshada soomaliyeed roob dagdaga […]

cismaan

Daawo:Qoraa Cismaan Sh Axmed ahna Qabiir xaga qoyska ku xeeldheer oo ka hadlay Faa’idada Qoyska Leeyahay

23rd November 2016 admin 3

Qoyska La’aantii dunidaa lama joogeen waana waxa ugu mahiimsan in laga shaqeeyo sidii loo heli laha qoys fiican xaga diinta iyo aqlaaqdaba, hadaba qabiirkaan ku […]

diim

Wasiirka gaashandhiga Somaliya C/qaadir Sh Cali Diini ayaa kawar bixiyey kulankii ay laqaaten Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaliya

23rd November 2016 admin 4

Daawo: Khudbadda Muuse Suudi Yalaxow oo sheegey hadalo lala yaabey sanadguurada koowaad ee maamulka Gobalka Banaadir

23rd November 2016 admin 0

Daawo:Taliayaha booliska Somaliya iyo kan nabadsugida oo Booqday Kismaayo ayaanan soo hadal qaadin mUsumaasuqa Kajira Doorashada

23rd November 2016 admin 3

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes