Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2016

Axmed Madoobe oo kulan kula qaatay GuduumiyahabMaxkamada iyo Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaliya

29th November 2016 admin 2

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan ee uu wehliyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta […]

roob

Banaanbax Roob Doon Ah Oo Ay Ka Qeyb Galeen Qeybaha Bulshada Ayaa Ka Dhacay Degmada Buuhoodle

29th November 2016 admin 0
dolow

Daawo:Wasiirka caafimadka oo kormeer ku sameyay koobaha cafimadka ee dagmada Doolow ee Golbolka Gedo

29th November 2016 admin 4

Gudiga Doorashooyinka oo sheegay iney Doorashadii baaqatay dibna laga soo sheegi doono xiliga laqabanayo .

29th November 2016 admin 1

Gudoomiyah Gudiga dooroshooyinka dadban ee Soomaliya abukaato Cumar Dhagey ayaa sheegeay in suu’aalo badan ubaahan yihiin Jawaab xiligii loogu talagay gudoonkana lasoo dhaafey hadana laqaban […]

Daawo:Dawlada Puntland ayaa sharaxaysa Waxa ku kalifay inay joojiyaan Doorashadii Aqalka Hoose

29th November 2016 admin 0
No Image

Cadaado= Waxgaradka Cabanay Xubintii Ay Ku Lahaayeen Aqalka Hoose in laboobey ee beesha Sacad

29th November 2016 admin 8

waxgaradkaan ayaa ku eedeeyey maamulka Galmudug inay xareeyeen ergo aan ahayn tii loo gudbiyey oo askartii galmudug ah, odayaashaann ayaa sheegey oday dhaqameedkii 135 oday […]

dorasho

Odayaasha Beesha Murursade oo cabasho ka muujiyay doorashada ka socoto Cadaado

29th November 2016 admin 3
mareeye

Maareeye Wasiirka Warfaafinta Somaliya Oo Beeniyey Wararka Sheegaya In Uu Suldaan Xiray

28th November 2016 admin 2

Wasiirka Warfaafinta Soomaliya ee hore ayaa lagu eedeeyey inuu xiray suldaan markii ay isku qabteen xulista ergada Mareeya ayaa sheegey inuusan warkaas jirin ay tahana […]

Daawo:Wariye Maxamed Qaasim oo booqday Xabsiga Dhexe Magalada Kismaayo oo dacdaro xun kamuuqato

28th November 2016 admin 3

Waxaa dhibaato xaga dhismaha iyo burbur xoogan kamuuqdaa Xabisga degmada Kismaayo kasoo ubaahan dayactir dagdaga sida uu usheegay wariye Maxamed qaasim taliyaha Xabsiga dhexe Maxamed […]

Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlaayo Musuq Maasuqa Hareeyey Doorashad Soomaliya oo ka dhacay Xalane “Masawiro”

28th November 2016 admin 3

Kulankaasi waxaa ka qeybgalay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating Gudoonka Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dadban Avv. Cumar Dhegey, […]

Mid Kamida Beelaha Dega Caabudwaaq Oo Kalsoonidii Kalalaabtay Galmudug Video + Masawiro

28th November 2016 admin 0

Kulan ay iskugu yimaadeen Beel kamid ah Beelaha daga Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayay ku sheegeen in Maamulka Galmudug ay kala noqdeen Kalsoonidii kadib […]

Shir deg-deg ah oo ka socda xarunta xalane ee Magaalada Muqdisho

28th November 2016 admin 0

Shir dag daga oo goor dhow ka furmay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho shir looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya madaama doorashadii soo wajahday musuq […]

Daawo:Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray Kismaayo

28th November 2016 admin 0

Waftigan Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ee ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee […]

dolow

Daawo: Kulan looga hadlaayo hormarinta bulshada oo lagu qabtay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

28th November 2016 admin 1

Shir wayn oo soconaya sadex maalin oo ka qayb galeen ururda dhalinyarada iyo kuwa ciyaarah ee Sadexda Gobol ee Maamulka Juubaland waxaa shirkaan soo abaabulay […]

Daawo:Cadaado= Beel Kasoo Jeeda Caabudwaaq oo Cabanaysa Faragalin Ay Sheegeen In Lagu Sameeyay Ergadoodii

28th November 2016 admin 8

Maamulka Fowdada ah ee Galmudug ayaa waxay caado ka dhigteen boobka, musuqmaasuqa iyo isdabamarinta ay ku hayaan doorashada aqalka hoose, Beel kamida beelaha daga waaqoyiga […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes