Cadaado= Waxgaradka Cabanay Xubintii Ay Ku Lahaayeen Aqalka Hoose in laboobey ee beesha Sacad

waxgaradkaan ayaa ku eedeeyey maamulka Galmudug inay xareeyeen ergo aan ahayn tii loo gudbiyey oo askartii galmudug ah, odayaashaann ayaa sheegey oday dhaqameedkii 135 oday ee soo xulaysey ergooyinka soomaliyeed iyo ergadiiba in banaanka lagu ceshey oo ansan goob joog ahayn.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.