Shir deg-deg ah oo ka socda xarunta xalane ee Magaalada Muqdisho

Shir dag daga oo goor dhow ka furmay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho shir looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya madaama doorashadii soo wajahday musuq maasuq iyo dib dhac.

Kulankan ayaa waxaa ka qayb galaya Guddoomiha Baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan (jawaari) iyo Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya Michael keating,iyadoo gorfeynaya sidii loo dhammaystiri lahaa inta harsan doorashooyinka Aqallada sare iyo hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.