Daawo:Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray Kismaayo

Waftigan Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ee ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo sidoo kale guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan, waxaana markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Kismaayo halkaasi si ween ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.