Daawo: Kulan looga hadlaayo hormarinta bulshada oo lagu qabtay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

dolow

Shir wayn oo soconaya sadex maalin oo ka qayb galeen ururda dhalinyarada iyo kuwa ciyaarah ee Sadexda Gobol ee Maamulka Juubaland waxaa shirkaan soo abaabulay ururka dhalinyarada, waxaana looga hadlaayey sidii dhalinta wax llogu qaban lahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.