Mid Kamida Beelaha Dega Caabudwaaq Oo Kalsoonidii Kalalaabtay Galmudug Video + Masawiro

Kulan ay iskugu yimaadeen Beel kamid ah Beelaha daga Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayay ku sheegeen in Maamulka Galmudug ay kala noqdeen Kalsoonidii kadib markii ay sheegeen in maamulka Galmudug uu musuq maasuq kusameeyay Kursi ay ku lahaayeen Xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaaliya.

Odoyaal iyo Waxgarad u hadlayay Beeshaan ayaa tilmaamay in Galmudug iyo Gudiga Doorashada Heer Federaal ay duudsiiyeen Kursigii ay ku lahaayeen Baarlamaanka Soomaaliya sida ay hadalka udhigeen Iyagoona Beesha Caalamka ,IGAD ugu baaqay in arintaan ay soo faragashaan Nabadoon Maxamed Ciise Cade,Nabadoon Bashiir Warsame Aadan
(Maracune),Nabadoon Cabdicasiis Owcilmi iyo Maxamed Cawil Janagale.
Wariye ayaanle cabdulaahi ayaa soo direy warbixintaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.