Axmed Madoobe oo kulan kula qaatay GuduumiyahabMaxkamada iyo Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaliya

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan ee uu wehliyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Maxkamadaha Jubbaland ee heer gobol iyo heer degmo waxaana hadal uu madashaas ka jeediyey guddoomiyaha Maxkamadda sare uu ku sheegay in socdaalkooda uu la xiriiro tayeynta iyo isku xirka Maxkamadaha dalka, iyadoo qorshaha koowaadna haatan laga billaabayo Dowlad-goboleedka Jubbaland.
vlcsnap-2016-11-28-23h20m00s57

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.