Gudiga Doorashooyinka oo sheegay iney Doorashadii baaqatay dibna laga soo sheegi doono xiliga laqabanayo .

Gudoomiyah Gudiga dooroshooyinka dadban ee Soomaliya abukaato Cumar Dhagey ayaa sheegeay in suu’aalo badan ubaahan yihiin Jawaab xiligii loogu talagay gudoonkana lasoo dhaafey hadana laqaban karin sababtoo ah baarlaamanka kooramkii loogu talagalay oo aan dhamayn,

Gudoomiye Dhagey ayaa sheegey barlamaanka hada ladoortey waa inay yimadan muqdisho si loo siiyo shahaadada aqoonsiga waxaa kaluu gudoomiyaha doorashada dalban sheegay inay lakulmayaan gudiga qilaafaadka ee doorshooyinka si ay uga wada hadlaan kuraasta muranka kajiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.