Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2016

Caydiid Ilko Xanaf Gudoomiyhii hore ee maxkamada sarre Oo Laga Saaray Doorshada Aqalka Hoose

30th November 2016 admin 3

Daawo:Beesha bah darandoodle ee Caabudwaaq galmudug ayaa boobeysa Kursigayagii, Ugaas taakoy jamacada waa taagersanahay

30th November 2016 admin 1

Waxgaradka kasoo jeeda waqooyiga galgaduud ee bah darandoole ayaa sheegey in kursigoodii Cabdikariim Guuleed iyo Maxamed xaashi boobayaan oo ay rabaan inay keenaan ergo aanan […]

Akhriso:-Guddiga Amniga Doorashooyinka oo Lagu Amray in ay Faragalinta Ka Daayaan Doorashooyinka

30th November 2016 admin 2

Waxaa faragalin lagu hayaa odayaasha soo xulaya ergada dooranaysa barlamaanaka soomaliya gaar ahaan kuwa Waqooyi, Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa loo kala […]

cawad

Mahad Cabdalla Cawad oo ku soo baxay Kursigii ugu horeeyay Doorashada Aqalka Hoose ee Muqdisho ka socota

30th November 2016 admin 0

Kuraasta Xubnaha Aqalka Hoose ee Maanta lagu tartamayo Doorashada ka socota Muqdisho ayaa ah Saddex Kursi sida Guddiga Doorashooyinka dadban ay horay u sheegeen, Waxaana […]

dorasho

Doorashada xubnaha Banaadiriga oo Muqdisho ka bilaabanaya

30th November 2016 admin 0

Doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha Banaadiriga ayaa la filayaa in goor dhow ka bilaabato Xaruunta Gaagiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho, Guddiga […]

dolow

Daawo: Shirkii dhaliyarada jubaland uga socday Degmada doolow ee Gobolka Gedo oo lasoo gaba gabeeyey

30th November 2016 admin 0
No Image

Daawo:Ugaaska Cabdirixman Ugaas Xaaji Xuseen oo ku eedeyey Galmudug ergadii uu soo xulay is hortgeen ayaakoo wata kuwa been abuura

30th November 2016 admin 2

Ugaaska Cabdirixman Ugaas Xaaji Xuseen oo ku eedeyey Galmudug iyo gudiga doorashooyinka inay isada maris iyo musumasuuq kuwadaan ergadii uu soo xulay iyakoo xareystey kuwa […]

puntland

Daawo:Shirkada Dahabshiil ayaa Boqol kun oo Dollar ugu deeqday dadka abaaruhu saameyeen Puntland

30th November 2016 admin 2

Shirka Xawilaada ee Dahabshiil ayaa waxay ugu deeqeen lacag dhan 100,000 doolar dadka abaaruhu kusaameeyeen Puntland lacagtaas ayaa waxaa lagu wareejiyey gudiga abaaraha Puntaland ayakoo […]

gaas

Musharax Dr Cabdiraxmaan Cabdi ayaa eedeen usoo Jeediyey madaxweynaha Puntland

30th November 2016 admin 0

DAAWO: Munaasabad Lagu taageerayay Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo lagu qabatay Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.

29th November 2016 admin 0

Munaadabad si heersare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Bulshada Ku dhaqan Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa degmadaasi lagu […]

mareeye

Mid ka mid ah Salaadiinta ka soo jeeda Gobalada Waqooyi oo eedeyn u soo jeediyay wasiirka warfafinta

29th November 2016 admin 1

Gaadiidka dadweynaha ee ka howl gala Muqdisho ayaa shaqo joojin sameeay

29th November 2016 admin 0

Darawalada Gaadiidka Dadweynahu ay raacaan ee ka shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in ay Joojiyeen Shaqdii kadib markii ay sheegeen in Lacago Xad-dhaaf ah […]

xoolo

Daawo: Hooyo iyo ilmo yar oo ay dhashay ayaa haraad iyo gaajo u dhintay Tuulada

29th November 2016 admin 0

Waxaa soo badanaya qasaaraha naf iyo nool ah oo ay geysanayan abaaraha kajira Soomaliya, Hooyo iyo ilmo yar ay dhashay ayaa oon iyo gaajo ugu […]

Ciidamada Somaliya Iyo Ciidamo Ajaanib ah Oo Dagaal Ka Fuliyey Deegaanka Tooro toorow

29th November 2016 admin 0
mareeye

Daawo: Muqdisho = Wasiir Maareeye Oo Dacwad Ku oo gay Nabadoonka Beeshiisa ah

29th November 2016 admin 0

Posts pagination

1 2 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes