Gaadiidka dadweynaha ee ka howl gala Muqdisho ayaa shaqo joojin sameeay

Darawalada Gaadiidka Dadweynahu ay raacaan ee ka shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in ay Joojiyeen Shaqdii kadib markii ay sheegeen in Lacago Xad-dhaaf ah looga qaado Wadooyinka Magaalada Muqdisho qaarkood iyo Lacag kale oo ay ku sheegeen in ay tahay Caymis oo lagu amray Gaadiidleyda in ay bixiyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.