Daawo: Hooyo iyo ilmo yar oo ay dhashay ayaa haraad iyo gaajo u dhintay Tuulada

xoolo

Waxaa soo badanaya qasaaraha naf iyo nool ah oo ay geysanayan abaaraha kajira Soomaliya, Hooyo iyo ilmo yar ay dhashay ayaa oon iyo gaajo ugu dhintay Tuulada Ceesho oo u dhaw Burco abihii qasaarada soo gaartey ayaa ka war bixiyey sida wax udhaceen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.