Mahad Cabdalla Cawad oo ku soo baxay Kursigii ugu horeeyay Doorashada Aqalka Hoose ee Muqdisho ka socota

cawad

Kuraasta Xubnaha Aqalka Hoose ee Maanta lagu tartamayo Doorashada ka socota Muqdisho ayaa ah Saddex Kursi sida Guddiga Doorashooyinka dadban ay horay u sheegeen, Waxaana kurisgii ugu horeeyey ku guuleystey Guddoomiye Kuxigeenkii Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Waqtigiisu dhamaaday Mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Mr Cawad ayaa helay codad dhan 50 waxana wali socota doorashadii xubnaha Banaadiraga iyadoo lafilaayao inay mardhow soo dhamaato codaynta, waxaana maalmaha soo socda ladooranaya kuraasta dhiman sida aqalka sarre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.