Doorashada xubnaha Banaadiriga oo Muqdisho ka bilaabanaya

dorasho

Doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha Banaadiriga ayaa la filayaa in goor dhow ka bilaabato Xaruunta Gaagiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho, Guddiga doorashada dadban ee heer Federaal ayaa horay u sheegay in doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee ka imaanaya Beelaha Banaadiriga ay ka dhaceyso Muqdisho, iyadoo la filayo in maalmaha foodda nagu soo haya ay sidoo kale Muqdisho ka dhacdo doorashada xubnaha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee xubnaha ka imaanaya Gobolada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.