Daawo:Ugaaska Cabdirixman Ugaas Xaaji Xuseen oo ku eedeyey Galmudug ergadii uu soo xulay is hortgeen ayaakoo wata kuwa been abuura

Ugaaska Cabdirixman Ugaas Xaaji Xuseen oo ku eedeyey Galmudug iyo gudiga doorashooyinka inay isada maris iyo musumasuuq kuwadaan ergadii uu soo xulay iyakoo xareystey kuwa been abuura, waxaa kaloo ka hadlay xildhibaanka hada waqtigiisa sii dhamaanaya Cabdi casiis Shiiq yuusuf oo kamida ahaa masharaxiinta oo loo diiday inuu tartamo sababtoo ah waxuu katirsan yahay Ahlu suna.
Hoos Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.