Daawo:Shirkada Dahabshiil ayaa Boqol kun oo Dollar ugu deeqday dadka abaaruhu saameyeen Puntland

puntland

Shirka Xawilaada ee Dahabshiil ayaa waxay ugu deeqeen lacag dhan 100,000 doolar dadka abaaruhu kusaameeyeen Puntland lacagtaas ayaa waxaa lagu wareejiyey gudiga abaaraha Puntaland ayakoo uga mahadceliyey sida wanaagsan ay dahabshiil uga qayb qadatey gurmadka abaarah iyakoo ugu baaqey shirkadaha kalana inay ka qayb qaateen gurmadka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.