Daawo:Beesha bah darandoodle ee Caabudwaaq galmudug ayaa boobeysa Kursigayagii, Ugaas taakoy jamacada waa taagersanahay

Waxgaradka kasoo jeeda waqooyiga galgaduud ee bah darandoole ayaa sheegey in kursigoodii Cabdikariim Guuleed iyo Maxamed xaashi boobayaan oo ay rabaan inay keenaan ergo aanan katirsanaynn beeshooda, mana ahan markii ugu horeyeysey oo isku dayaan arintaan.
Waxaa kaloo ka hadlay ugaas taakooy oo sheegey inuusan lahayn Facebook oo ay been abuur tahay waxaa kaloo sheegey ugaaska inuu raali kayahay dhismaha jaamacada horeyna utaageerey hadan taageerayo in laga qayb qaato.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.