Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

Daawo:Wasiirka Diinta Awqaafta Somaliland oo Laywaydiiyey Dhalinyaro Diinta Masiixiga qaadatey

23rd August 2016 admin 2
biyo

Munaasabad Lagu Daahfurayey Warshada Biyaha ee Buuhoodle

23rd August 2016 admin 2

Daawo:Abwaan Hadraawi oo Xaalidiisa Cafimaad Kahadlay

22nd August 2016 admin 4
hub

Nairobi:Askari Katirsan Ciidamada Milatariga Kenya oo lagu qabtey isagoo Hub gadaya

22nd August 2016 admin 6

Ciddamada amaanka Kenya ayaa waxay ku qabteen askari katirsan ciidamada difaaca kenya KDF iyo afar nin oo kale ayakoo gadaya hub kala duwan oo ay […]

Madaxwayne Axmed Madoobe oo Kismaayo kula kulmay Wakiilka QM uqaabilsan Somaliya-Sawirro

22nd August 2016 admin 2

Madaxweynaha Jubbalanad iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa si wadajir ah saxaafada ugula hadlay Magaalada Kismaayo. Axmed […]

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo ka qaybgalay aaskii Ugaas Cabdulahi

22nd August 2016 admin 0
baladwayn

Ciidanka Jabuuti ee ku sugan Hiiraan ayaa deeq Raashin iyo Bustayaal ah gaarsiiyay dadka

22nd August 2016 admin 2

Horjooge ka soo goostay Al shabaab oo dowladda Soomaaliya

22nd August 2016 admin 0
qarax

Wararkii ugu danbaeeyay ee qaraxyadii galkacyo iyo dhimashada oo korortay

22nd August 2016 admin 0

Maamulka Galgaduud Sarre oo cambaareeyay weerarkii waxashnimo ee argagixisada ay ka fuliyeen Gaalkacyo

21st August 2016 admin 0

Madaxweynaha Galgduud Saree iyo Madaxda kala duwan ayaa ka hadlayey weeraradii waxashnimada ee saaka argagixisada ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo, halkaas oo dad u badan shacab […]

Cunto dhacday oo lagu qabatey Dekada Muqdisho “Mawiro”

21st August 2016 admin 0

Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed, taasoo la doonayay in lagu iibiyo suuqyada Muqdisho. Sarkaal […]

deg

Daawo:Qaraxyo loo adeegsaday baabuur oo goor dhaweyd ka dhacay Gaalkacyo + masawiro

21st August 2016 admin 0

Laba qarax oo is xig xgigay ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qaraxyadan oo loo adeegsaday gaawaari lagu soo xiray qarax […]

jim

Todobada nin oo luminaaya Soomaliya(madasha qaranka). By Jimcaale

21st August 2016 admin 0

Todobadaan nin oo cajiibka noqday oo wajiyada badan ila yeeshay halka ay nagu wadaan ma lays weydiiyey.Maxaa loogu yeeri karaa ,magacee siin karnaa,tilmaan nooceeya baan […]

Baaqyo loo dirayo shacabka Caabudwaaq oo ku aadan Doorashada Xildhibaanada iyo Meesha Lagu qabanayo 2016 (Dhageyso)

21st August 2016 admin 11

Xilli ay si aad iso tarayaan Loolanka udhaxeeya Musharixiinta Utaagan kamid noqoshaha Baarlamaanka Cusub ee Somalia isla markaana Xifaaltankooda hadaba laga dareemayo Deegaano Badan ayaa […]

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuun maxamuud Xalane farax Gurey oo Muqdisho ku geeriyooday

21st August 2016 admin 7

Innaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub waxaa Muqdisho ku Geeriyooday Marxuun maxamuud xalane farax Gurey, Geerida ku timid Marxuun maxamuud xalane farax ayaa waxaa looga […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes