Nairobi:Askari Katirsan Ciidamada Milatariga Kenya oo lagu qabtey isagoo Hub gadaya

hub

Ciddamada amaanka Kenya ayaa waxay ku qabteen askari katirsan ciidamada difaaca kenya KDF iyo afar nin oo kale ayakoo gadaya hub kala duwan oo ay kamid yihiin banbaanooyinka gacmaha laga rido iyo qalabka laga sameeyo miinooyinka,
Mana ahan markii uGu horeysy oo laqabto ciidmada kenya oo hub gadaa inta badana waxaa lagu eedeeya hubka kenya soo gala Soomalida, Ragaan hubka lagu qabtey ayaa loo dhaadhicyeey xabsiga wayn ee Nairobi halkaas oo su’aalo lagu waydiinayaayo,
hub

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.