Daawo:Qaraxyo loo adeegsaday baabuur oo goor dhaweyd ka dhacay Gaalkacyo + masawiro

deg

Laba qarax oo is xig xgigay ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qaraxyadan oo loo adeegsaday gaawaari lagu soo xiray qarax ayaa ka dhacay Dowlada hoose iyo suuqa xero Dayax ee magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ka dhowyihiin qaar ka mid ah xarumaha maamulka Puntland.

Qaraxyadan oo si weyn looga maqlay xaafadaha ay ka koobantahay magaaladaasi ayaa la rumeysanyahay iney ku dhinteen Tobannaan dad ah halka ay ku dhaawacmeen tiro intaa ka badan.

gal

gal2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.