Maamulka Galgaduud Sarre oo cambaareeyay weerarkii waxashnimo ee argagixisada ay ka fuliyeen Gaalkacyo

Madaxweynaha Galgduud Saree iyo Madaxda kala duwan ayaa ka hadlayey weeraradii waxashnimada ee saaka argagixisada ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo, halkaas oo dad u badan shacab ay ku shahiideen.
Madaxweyne Galgaduud Sarre Xasan Gacal ayaa sheegay in dadkii maanta shahiiday ay noloshooda qaaliga ah ku waayeen iyagoo dalkooda iyo shacabkooda u adeegaya, ilaahayna uga baryey inuu naxaristii janno ka waraabiyo, qoysaskii, eheladii iyo shacabka ay ka geeriyoodeenna uu samir iyo iimaan ka siiyo, Madaxweynaha Galgaduud sarre Ilaahay uga baryey dadkii ku dhaawacmey weerarkaasi waxashnimada ah inuu caafimaad dagdaga oo buuxa uu siiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.