Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

Gudoomiye Jawaari ma tageyno ilaa ladoorto barlamaan Cusub

21st August 2016 admin 4

Madaxda Dalka oo ka Tacsiyeeyay Geeridii Marxuum Maxamed Cali Samatar

21st August 2016 admin 6
gadid

Maamulka Puntland oo la gudoon siiyay Gaadiid Ciidan(Sawiro)

20th August 2016 admin 4

Gadiidkaan waxaa Maalgelisey Hay’adda Somali stability Fund waxaana loogu deeqay baabuurtaan Afarta degmo ee kala ah Xarfo, Godob Jiiraan, Dan-gorayo iyo Isku shuban iyadoona loogu […]

No Image

TOP News : Xildhibaan Magan oo Dalka Dib ugu soo laabtay Kadib Safarro uu Dibadda ugu maqnaa.

20th August 2016 Mohamed Abdi 0

Magaalada Muqdisho waxaa dib ugu soo laabtay Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo bilooyinkii dambe safaro dibada ah ku […]

Tacsi: Wasiir Diini oo ka tacsiyeeyey Geerida kutimid allaha u naxariistee Janaraal Maxamed Cali Samatar.

20th August 2016 Mohamed Abdi 3

Iyadoo xalay Dalka Mareykanka uu ku geeriyooday Janaraal Maxamed Cali Samatar oo Soomaaliya Xilalka Madaxweyne Kuxigeen, Raisal Wasaare iyo Wasiir gaashaandhig kasoo qabtay ayaa waxaa […]

Degdeg: Janaraal Maxamed Cali Samatar oo Goordhaweyd ku geeriyooday Dalka Mareykanka.

20th August 2016 Mohamed Abdi 0

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa Xalay Gobolka Virginia ee Dalka Mareykanka ku geeriyooday allaha u Naxariistee Janaraal Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne […]

Deeqa Maxamed Siyaad iyo Asiili Haashi oo Gaaray Garbaharey Siwayna Loogu soo dhaweey

20th August 2016 admin 1

waxaa magaalada garbahaareey ee Gobolka Gedo soo gaaray wafti balaaran oo ay kamid yihiin Deeqo Maxamed Siyaad Bare. iyo Asiili Xaashi Dhabacadeeye iyagoo u yimid […]

khatumo

Saraakiisha Ciidamada Sool iyo Sanaag Cayn Ayaa kazoo Horjeestey wadahadalada Somaliland

20th August 2016 admin 3

Xiriirka C/kariim Guuleed iyo Kuxigeenkiisa Oo aan fiicnayn

20th August 2016 admin 4

Madaxwayne C/kariim guuleed ayaa waxuu madaxwayne u yahay Labo degmo oo kutaala Mudug iyo Cadaado oo kutaala gobolka Galgaduud, Mr Guuleed waxuu isu arkaa inuu […]

Dabaylo Ku Dhuftay Magaalada Saylac oo qasaaro Gaystey

20th August 2016 admin 2
xasan

Madaxwaynaha Somaliya Oo Soo Xiray Carwada Bandhiga Buugaagta

20th August 2016 admin 0

Wasiirka Qorshaynta Somaliya Oo Cadeeyay Inuu Musuqmaasuq Baahsan Ka Jiro Somaliya

19th August 2016 admin 4

Madaxwaynaha Somaliya Oo La Kulmay Xoghayaha Guud Ee IGAD

19th August 2016 admin 2

Amisom Oo Sheegtay Inay Saraakiil Ka Dileen Al Shabab

19th August 2016 admin 2
madoobe

XOG: Axmed Madoobe oo amaray in Canshuur joogta ah laga qaado Dadka Dagan Xaafadda Guulwade ee Magaalada Kismaayo.

19th August 2016 Mohamed Abdi 1

Malinimadii shalay waxaa Magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay Axmed madoobe iyo xubnaha Golihiisa Wasiirada, kuwaas oo ka dooday qodob ku saabsan hanaanka Xaafad kamid ah […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes