Deeqa Maxamed Siyaad iyo Asiili Haashi oo Gaaray Garbaharey Siwayna Loogu soo dhaweey

waxaa magaalada garbahaareey ee Gobolka Gedo soo gaaray wafti balaaran oo ay kamid yihiin Deeqo Maxamed Siyaad Bare. iyo Asiili Xaashi Dhabacadeeye iyagoo u yimid in eey ka qayb galaan xafladii lagu daahfurayay isbitaalka caalamiga ah ee jaale siyaad general hospital waxaana si diiran ugu soo dhaweeyey bulshada Garbaharey oo uu hor kacayo Nuur Sheekh maxamed Buraale Gudoomiyaha Degmada Garbaharay.
Deeqo iyo Asiili ayaa waqti badan ku bixiyey sidii isbitaalka garbahaarey dayactir loogu samayn lahaa waxayna taageero wayn kahelaan shacabka soomaliyeed.
deeqa iyo asiili (1)

deeqa iyo asiili (2)

deeqa iyo asiili (3)

deeqa iyo asiili (4)

deeqa iyo asiili (5)

deeqa

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.