Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

khatumo

Wasiirada iyo Waxgaradka Khaatumo oo kasoo Horjeestay wada Hadalka Somaliland

19th August 2016 admin 0

Wasiirka qorshaynta iyo Xiriirka Caalmiga ee dawlad goboleedka Galgaduud Sarre oo Kulamo Laleh Jaaliyad Nairobi

19th August 2016 admin 9

Wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga xariirka Calamiga ee dawlad goboleedka GAlgaduud Sarre, Maxamed Cabdulqaadir Garbacune, oo kulamo Gaargaar ah kula qaatey Nairobi aqoonyahanada iyo siyaasinta ka […]

jim

Xassan SHiikh Maxamuud oo muuqaal horay noo soo maray rumeyey.

19th August 2016 admin 1

Kal hore shir ka dhacay Xarunta Xalane ee Soomaaliya looga taliyo,ayaa waxaa indhaha shacabka Soomaaliyeed dhammaan wada qabteen Calanka Soomaaliya oo saddex gees leh oo […]

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo golaha wasiirada warbixin ka siiyay siyaasada dalka

19th August 2016 admin 1

Caabudwaaq:Khaliif Ashkir Diini Musharaxa Aqalka Sare Ayaa kulan la qaatay Dhalinyarada

19th August 2016 admin 2

Soomaalida Canada oo dareen ka muujisay hindise sharciyeedka jinsiyadda Somaliya

18th August 2016 admin 0

Shir heer sare loo soo qaban qaabiyey oo ay kaqayb galeen Siyaasiyiin,aqoonyahan,haween,dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtey Toronto Canada looga doodaayey […]

Daawo:Ugaaska beesha ceeyr oo kubaaqay shir Wayn oo Beesha Danteeda kaga Tashanayso

18th August 2016 admin 1

Xaflad wayn oo lagu taageerayo Baaqii Ugaaska beesha ceeyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas nuur oo ku baaqay shir Wayn oo Beesha Danteeda kaga Tashanayso […]

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Shir Guddoomiyey Kulankii Golaha Wasiiradda Jubbaland+ Masawiro

18th August 2016 admin 1

Kulanka Khamiislaha ahaa ee Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta shir Gudoomiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid […]

xasanShiiq oo baaq ku aaddan doorashooyinka u diray shacabka Soomaaliyeed

18th August 2016 admin 4

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. […]

Madaxweynaha oo la Kulmay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Dowladda Uganda

18th August 2016 admin 3
hawen

Shir ay ku yeesheen magalaada Kismaayo haween ka kala socoda maglaada Muqdisho iyo deegaanada Jubbalad

18th August 2016 admin 5
diim

Wasiirka Gaashaandhiga C/qaadir Sh Cali oo Kawarbixiyey waxii Qabsamay Mudadii uu Xilka hayey

18th August 2016 admin 1

Wasiirka Gashandhiga Soomaliya C/qaadir Sh Cali ayaa si faafaahsan kaga hadlay muddada uu xilka haayay iyo wax qabadkii iyo dhismaha ciidanka xogga dalka somaliyeed iyo […]

Caabudwaaq= Dhul Lasiiyay Qurbo Joogta Deegaanka Oo Dhismihiisu Socdo

18th August 2016 admin 4

Barlamaanka Soomaaliya ayaa manta yeeshey kulan warbixino looga dhageysanayay gudiga

18th August 2016 admin 3

Muqdisho= Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Somaliland Oo Qaadacay Doorashada Somaliya

18th August 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes