Wasiirka qorshaynta iyo Xiriirka Caalmiga ee dawlad goboleedka Galgaduud Sarre oo Kulamo Laleh Jaaliyad Nairobi

Wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga xariirka Calamiga ee dawlad goboleedka GAlgaduud Sarre, Maxamed Cabdulqaadir Garbacune, oo kulamo Gaargaar ah kula qaatey Nairobi aqoonyahanada iyo siyaasinta ka soo jeeeda Galgaduud Sarre Ugana warbixiyey meesha wax ay wax marayaan, Ugudanbayntii wasiirka baaa ku dhiirigiyey aqoonyahanada u dhashay gobolka inay ka qayb qaatan hormarka iyo dadaalka
Ka socda guud ahaan somaliya gaar ahaana deegamada ay ka soo jeedaaan.

Wasiir Qorsheynta waxuu kamid ahaa wafti uu hugaaminayey madaxweynaha Dawlad goboleedka galgaduud sare mudane XASSAN MOHAMED SAID (XASSAN GACALIYE) oo Hawl shaqo u yimid Nairobi waxayna kaga qayb galeen shirkii madasha wadatashiga wadaniyiinta somaliyeed ee Rajo.
Madaxweyne Xassan Gaciye ayaa safar shaqo ugu ambabaxay wadamo kamid ah qarada yurub sida Denmark iyo UK, isagoo lakulmahaya madaxda wadamadaas iyo jaaliyada Galgaduud sarre.

gal

galg

galgadu

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.