Madaxweyne Axmed Madoobe oo Shir Guddoomiyey Kulankii Golaha Wasiiradda Jubbaland+ Masawiro

Kulanka Khamiislaha ahaa ee Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta shir Gudoomiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin

Hindiso sharciyeedkii dhulalka ay dowladdu leedahay ee ay shacabku deganyihiin oo ay shaley baarlamaanku ansixiyeen, Wasaaradda Maaliyadda oo soo gudbisey miisaaniyadda wasaaradood iyo hay,adaha kale ee Dowladda .

Golaha Xukuumadu waxaa ay soo dhaweeyeen Ansixinta Golaha Baarlamaanku uu meel mariyay qodobkaas waxaana ay isku raaceen

In la sameeyo guddi wacyi galin oo dadka lahadla kahor inta aan lafulinin hindisahan iyadoo Xukuumadu ay sida ugu dhaw u samayn doonto gudigaas oo shaqadooda guda gali doona kahor kulanka soo socda ee Xukuumada

jubaland

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.