Daawo:Ugaaska beesha ceeyr oo kubaaqay shir Wayn oo Beesha Danteeda kaga Tashanayso

Xaflad wayn oo lagu taageerayo Baaqii Ugaaska beesha ceeyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas nuur oo ku baaqay shir Wayn oo Beesha Danteeda kaga Tashanayso oo lagu qabtey Dhuusamareeb, shirkaan ma ahan mid cid lagu dhibaateynayao ama dad lagu xumaynayo wax garadkii meesha isugu yimid ayaa sheegay ayakoo dhamaantood soo dhaweeyey baaqii uu ugaaska diray.
Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.