Soomaalida Canada oo dareen ka muujisay hindise sharciyeedka jinsiyadda Somaliya

Shir heer sare loo soo qaban qaabiyey oo ay kaqayb galeen Siyaasiyiin,aqoonyahan,haween,dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtey Toronto Canada looga doodaayey hindisaha Sharciyeedka Jinsiyada Soomaliya, mana ahan markii uGu horeysay ee jaaliyada Toronto Canada ay kasoo horjeeestaan sharcigaan larabo in ajaanibta lagu siiyo dhalasho Soomaliiyeed.

Dood iyo fikir isdhaafsi ay kasameeyen xeerka Jinsiyada Soomaliya bulshada soomaliyeed ee kunool Toronta ayey waxay kasoo horjesteen oo diideen inaan xiligaan aysan ahayan xili ku haboon in laga hadlo xeerkaan jinsiyada Soomaliya, waxaa halkaas kahadlay Xildhibaan Hore Xashara, xildhiban xareedo, abdirashiid,Deeqa Ladane iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Toronta Canada.

canada

canada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.