Wasiirka Gaashaandhiga C/qaadir Sh Cali oo Kawarbixiyey waxii Qabsamay Mudadii uu Xilka hayey

diim

Wasiirka Gashandhiga Soomaliya C/qaadir Sh Cali ayaa si faafaahsan kaga hadlay muddada uu xilka haayay iyo wax qabadkii iyo dhismaha ciidanka xogga dalka somaliyeed iyo dib-u hishiisiin umadda somaliyeed si loo dhiso ciidanka Qarran oo isku dhafan lahna awood ciidan iyo isku kalsoonaan.

Wasiir Diini ayaa sheegay in ciidanka Soomaliyeed dib u habayn lagu waday iyadoo lagu jiro xili dagaal iyo daruufo adag, ciidanka Militariga Soomaliyeed ayaa laysku dhafan sidii loo heli lahaa cidan qaran oo shacabka Soomaliyeed kalsoono kahelo, taasna waa lagu guuleystey asagoo taageero ka helaya bulshada Soomaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.