Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Haween Waynaha

29th August 2016 admin 3
ciidan

Dagaal dhexmaray Ciidamada Somaliya Iyo Kuwa Al Shabab

29th August 2016 admin 0

DEGDEG: Qarax Labaad oo goordhaw ka dhacay Baledxaawo iyo Xiisad halkaasi,ka jirta caawa.

28th August 2016 admin 7

Qarax labaad.ayaa.goordhaw oo caawa ah ka.dhacay Degmada Baledxaawo,ee Gobolka Gedo. Qaraxani ayaa ka.dhacay xaafadda Farjanno ee Degmadaasi, gaar ahaan.inta u dhaxeysa Isbitaalka Degmada ee QALIIL […]

deg

DegDeg:Qarax Qasaaro Geestey oo Kadhacay Balaxaawo

28th August 2016 admin 0

Waxaa magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo kadhacay qarax qasaare gaystey inta ilaa iyo hada la og yahay hal qof oo dhimasha ah iyo laba dhaawaca. […]

Bulshada Soomaaliyeed oo Shacabka Gedo uga tacsiyeeyey Qarixii ka dhacay Baardheere. “Daawo”

28th August 2016 admin 4

xilli usbuucii hore ay magaalooyin kamid.ah soomaaliya ka dhaceen.qaraxyo, ayey madaxda soomaalida ka.tacsiiyeeyeen qaar kamid ah qaraxyadii dhacay halka kuwa kalane aysan ka hadlin. Qaraxyadii […]

jim

Horumarka la yaabka leh ee Soomaliya(the ridiculous development of Soomalia) BY Jimcaale

28th August 2016 admin 7

Waxay ila tahay in marka laga hadlaayo horumar dal samaynaayo ama kobaca dal laga eego dhinacya badan siiba dal burburay sida kaayyaga Soomaaliya.Annaga oo wada […]

Dowladda Talyaaniga oo Qalab Ciidan ku Wareejisay Taliska Ciidanka Asluubta (Sawirro

28th August 2016 admin 3

Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo,katiinada Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibadbaxyada rabshadaha wato waxa ay ku wareejisay […]

qar

Wax Ka ogow Sababta Qaraxii Baardheere Looga Dayn Waayey Tvyada Tacsina Loogu Diri waayeey

28th August 2016 admin 0

Degmada Baardheere ayaa waxay kamid ahayn goobaha qarax kadhacay sida Muqdisho,gaalkacyo qaraxaas oo dad shacab ah ku dhinteen, madaxda Soomaliyeed waxay tacsi udireen dadkii kudhintay […]

Gudiga heer qaran ee amniga dorashooyinka ayaa Muqdisho ku yeehsey kulan

28th August 2016 admin 1

Ciidamadda NISA oo soo bandhigay Haweeneey Hub kala gudbinjirtay

28th August 2016 admin 8
isbitaal

Isbitaal Caalami ah Oo Garooweeye ay Kadhisayaan Germalka

28th August 2016 admin 0

FAAFAAHIN: Dagaalkii Duleedka Buurdhuubo ka dhacay oo soo gabagaboobay, iyo Askari katirsan Dowladda oo Nolasha lagu qabtay.

27th August 2016 admin 5

Dagaalkii u.dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo kuwa Alshabaab ee ka dhacay Tuulada Suriyo ee hoostagta Degmada Buurdhuubo ayaa soo gabaganowday. Dagaalka.oo dhowr saacadood socday ayaa.sababay Khasaare.isugu […]

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dacwad Ay Somalia Ka Gudbisay Qusulka Turkig U Jooga Hargeysa

27th August 2016 admin 3
deg

DEGDEG: Dagaal u Dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Dowladda oo ka socda Tuulada Suriyo oo ka tirsan Degmada Buurdhuubo.

27th August 2016 admin 0

Dagaal culus oo saaka soo,bilowday ilaa.iyo hadane socda ayaa ka socda Tuulada Suriyo oo qiyaastii 15km waqooyi kaga.beegan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Dagaalka oo […]

qarax

Muqdisho:Labo Qof ayaa ku Geeriyootay Bam Lagu Tuuray Goob

27th August 2016 admin 1

Laba qof oo dad rayad ah ayaa ku geeriyootay Bam-gacmeed Galabta lagu tuuray Goobo ganacsi oo uu dab qabsaday Xaafadda Suuqa Xaalaha ee Magaalada Muqdisho. […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes