DEGDEG: Qarax miino oo hadda ka dhacay magaalada Baardheere iyo khasaare uu geystay

Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay mooto bajaaj maraysay gudaha degmada Baardheere dhinaca wadada aadda degmada Ceelwaaq.

Dad la sheegay inay ahaayeen rakaab ayaa saarnaa waxaana ku dhintay hal nin.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro khasaare kale oo uu sababay qaraxani.

Ciidamada dowladda ee maamulka Baardheere ee gobalka Gedo ayaa wada howlgallo, waxaana la xanibay dhammaan isa socodkii dadweynaha iyo gaadiidkaba.

faahfaahin dib kala soco Gedotimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.