Xogwareysi iyo Soo dhaweynta Ex Raysawasaare farmaajo oo London kadhacaysa

far

Waxaa booqosho ku yimid magaalada London Raysawasaareihii hore ee dawlada soomaliyeed farmaajo. waxaa jaaliyada soomaliyeed ee London Uk laga codsanayaa inay kasoo qayb galaan xafladaa lagu soo dhaweynayo Farmaajo iyo xog wareysi ah fadlan kazoo qaybgala galitaanka waa Free ama bilaash wixii xogwarana hoos kadaawada.

farmaajo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.