Daawo: Munaasabad ay ku midoobayeen Shirkado Duulimaad oo Kismaayo lagu qabtay

Munaasabad balaaran oo ay ku midoobayeen laba shirkadood oo ka shaqeeya dhinaca duulimaadka gudaha iyo dowladaha dariska ayaa lagu qabtay maanta Magaalada Kismaayo.

Shirkadaha kala ah Ocean, iyo Blue Sky ayaa maanta ku midoobay hal magac iyo in ay hal company noqdaan sida laga sheegay munaasabadda kismaayo lagu qabtay Maanta.

Shirkadaha ayaa ku midoobay Magaca ah Ocean Bule, kaasi oo hadda kadib ay ku hawlgali doonaan sida laga sheegay Hoolkii Shirarka ee Maanta xafladani lagu qabtay.

Masuuliyiin kala matalaysay labada shirkadood ayaana goobjoog ka ahaa Madasha midowga labadani shirkadood, iyadoo lakala saxiixday Heshiisyo muhiim ah.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.