Degdeg: Wariye Saabir Cabdulqaadir oo Xoriyadiisa dib u helay kadib dhowr maalmood oo uu Kismaayo Ku xirnaa.
Waxaa fiidnimadii caawa xoriyadiisa dib u helay Wariye Saabir Cabdulqaadir Warsame oo laba maalin kahor ay xireen ciidamada Nabad Sugidda ee Jubbaland. Xariga wariyaha oo […]