Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Baashi Magan diiriye caytan

tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa galabta kugeeriyooday shil gaari gaalkacyo iyo cadaado dhexdooda allaha unaxariistee Baashi Magan diiriye caytan Waxaan ilaahay uwaydiinaynaa inuu janadiisa ku karaameeyo eheladii iyo intuu kabaxayna siiyo samar iyo iimaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.