Shirkii Amaanka iyo Horumarka Caabudwaaq Oo soo Gaboobey Guulna Kusoo dhamaadey

Waxaa magaalada London lagu qaybtey shir looga hadlaayey horumarinta iyo Amaanka degmada Caabudwaaq oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada uk ee Galjuba. shirkaan ayaa ahaa mid aad loo soo qaban qaabiyey oo kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada, ha ahaadeen siyaasyiin,odayaal,ganacsato,dhalin yaro, waxaa shirkii furan Gudoomiyaha jaaliyada Aadan Cabdiulaahi jaamc waxaana shirka looga hadlay sade qodob oo ahaa in Deegaankii ergo loo diro, Dhaqaalana loo aruuriyo, qurba joogtuna qayb wayn ka qaadato horumarka iyo amaanka .

Fiiro Gar ah Wararkeena dambe Videoyowgii baa soo socda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.