Wararka Maanta
Madaxweynaha Puntland Gaas Oo Boosaso Soo Gaaray
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntlabnd, […]
Ra’isul Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa la kulmay Divid Concar oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxa uu la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ee Devid Concar, ayaa ka […]
banaan bax Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Dhacay
Dibadbax ballaaran oo ay ka qeybqaadanayaan dadweyne ka kala socda degmooyinka gobolka Banaadir ayaa saaka ka socda magaalada Muqdisho Banaanbaxan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka […]
Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeya Ra’iisul Wasaaraha cusub
Maamulada Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay Waxaa lagu Taageeray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Warsaxaafadeedyada ka soo baxay Maamulada Puntland ayaa […]
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaan Axmed Madoobe Ayaa la Dardaarmay Xildhibaanada Laga soo dortay Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah kulan qado ah la qaatay Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland Kulankan oo bogaadin, […]
Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa la kulmay Boqorka Sacuudi Carabiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Gaaray wadanka Sacuudiga, Madaxweyne Soomaliya ayaa la kulmay boqorka wadanka Sacuudiga Boqor […]