Damaca Xildhibaanada Dan gaara mise dan qaran? W/Q Jimcaale
Waxaa hubaal ah in aan soo marnay afar sano oo dib u dhac iyo Qatar soo wajahday qarannimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya ,waxaa dayacmay xuquuqda shaqsiga […]
Waxaa hubaal ah in aan soo marnay afar sano oo dib u dhac iyo Qatar soo wajahday qarannimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya ,waxaa dayacmay xuquuqda shaqsiga […]
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 March 2017 si ramsi ah u daahfuray furashada Ururrada siyaasada nidaamka xisbiyada badan ee Puntland. […]
Deeq daawo ah ayaa la gaarsiiyey isbitaalka Degmada Bardheere ee gobolka gedo, waxaana keenay daawadaan Wafdi ka socda dawladda federaalka oo hoggaaminayo Xildhibaan Maxamuud Cali […]
Shirkada #Dahabshiil oo deeq lacag ah cadadkeeduna yahay (Shan kun oo Doolar ) $5,000 oo Doolar Kuwareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Balanbale.
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Isbadal doonka ah ee Muqdisho ayaa lagu taageeray wasiirada cusub ee uusoo magacaabay Raysawasaare Xasan qayre waxaana laga codsadey […]
Naafada kunool Degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya Daryeel la’aan haysata , iyadoona Magaalada Balanballe ay ku nool yihiin inkabadan 100 Ruux oo iskugu […]
Wafdi ka socday Ururka Midowga Afrika ayaa gaarey Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Jubba-land, Waftigaa waxaa qaabiley madaxweyne ku xigeenka koowaad ee […]
Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmajo oo maanta ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka qaarada Africa ayaa waxa uu talaalay geed isagoo sidoo kalena gacantiisa markii […]
Kulan loogu duceynayay halgemiyaashii SYL ee xoryadda soo gaarsiayaay dalka soomaliya oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin kala duwana ayaa kadhacay caasumada soomaliya ee Muqdisho.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes