Naafada kunool Degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya daryeel La’aan

Naafada kunool Degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya Daryeel la’aan haysata , iyadoona Magaalada Balanballe ay ku nool yihiin inkabadan 100 Ruux oo iskugu jira kuwo lixaadkooda kuwaayay Haraadiga Walxaha qarxa iyo kuwo kunaafoobay Cudurka Dabeysha
Kala Xiriir Gudoomiyaha Ururka Naafada Balanballe Odowaa Cismaan Dhalin 00252615922822

Hoos Kadaawo Warbixintii ayaanle Cabdullaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.