Muqdish:Kulan ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Isbadal doonka ah ayaa lagu taageeray wasiirada cusub

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Isbadal doonka ah ee Muqdisho ayaa lagu taageeray wasiirada cusub ee uusoo magacaabay Raysawasaare Xasan qayre waxaana laga codsadey xildhibaanada soomaliyeed inay meel mariyaan dawlada cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.