Wararka Maanta
Dhageyso:Ganacsade Cabdi Xoosh oo Bogaadin iyo bararujin udiray dowlada Soomalia iyo Dhulkii Cabdi xoosh ee laboobay
Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa Bogaadin iyo bararujin udiray dowlada Soomalia isagoo ugu baaqay in bulshada Soomaliyeed kasaaraan xaaladaha adag ay ku sugan tahay, shacabkuna […]
Dhageyso:Sanater Faroole oo ku baaqay in la ansixiyo wasiirada Cusub
C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo kamid Xubnaha aqalka Sare ee dalka oo warbaahinta u waramay ayaa ka codsaday baarlamanka Federaalka Soomaliya in ay ansixiyaan Wasiirada […]
Muqdisho:Ra’iisal Wasaarah Soomaliya oo xariga ka jaray wado cusub
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay waddo laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey, […]
Dhagesyo:Madaxwaynaha Soomaliya oo kahadlay safarkiisi iyo ansaxinta wasiirada Cusub
Madaxweynaha Soomaliya Maxamaed C/laahi Maxamed Faramaajo ayaa mar kale ka dalbaday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya iyo aqalka Sare in ay codka kalsoonida siiyaan xukuumadda cusub ee […]
Madaxweynaha Soomaliya oo Mar Kale Dalbaday in La Ansixiyo Golaha Wasiiradda
Madaxweynaha Soomaliya Maxamaed C/laahi Maxamed Faramaajo ayaa mar kale ka dalbaday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya iyo aqalka Sare in ay codka kalsoonida siiyaan xukuumadda cusub ee […]
Muuqaal iyo muuqaal:Deeq La gaarsiiyay Barakacayaasha duleedka degmada Baardheere
Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen Culimada iyo Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa maanta waxaa raashin loogu qeybiyey Boqolaal qoys […]
Akhriso oo Daawo:Daahir Amiin Jiisow waa kuma? By jimCaale
Waxay ahayd 25/03.2017 habaynumadii Jiisow oo ka hadlaaya Tiifiiga Universal asaga oo dhaliilaya golaha wasiirada magacaaban ee aan weli la ansaxin(BAROORTU ORGIGA KA WEYN),Waa arinta […]