Dhagesyo:Madaxwaynaha Soomaliya oo kahadlay safarkiisi iyo ansaxinta wasiirada Cusub

far

Madaxweynaha Soomaliya Maxamaed C/laahi Maxamed Faramaajo ayaa mar kale ka dalbaday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya iyo aqalka Sare in ay codka kalsoonida siiyaan xukuumadda cusub ee uu dhisay R/wasaare Xasan Cali Kheyre maadaama dalku haatan uu ku jiro xaalad adag loona baahanyahay waxqabad dag daga.

1 Comment

  1. Mudane Madaxweyne farmmajo Asalmanu caleykum
    ugu horeyntii waan ku salaamaayaa adiga iyo RW mudane Kheyre, alxamdulilah waan ku farax sanahay in kulankiina adiga iyo President Huru uu noqday mid aad iyo aad miro u leh oo waxaan rajeyneynaa in cilaaqad keena naibors country uu kadhgo cilaaqad fiican ooo dan u ah shacabka somaliya iyo kenya

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.