Dhageyso:Ganacsade Cabdi Xoosh oo Bogaadin iyo bararujin udiray dowlada Soomalia iyo Dhulkii Cabdi xoosh ee laboobay

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa Bogaadin iyo bararujin udiray dowlada Soomalia isagoo ugu baaqay in bulshada Soomaliyeed kasaaraan xaaladaha adag ay ku sugan tahay, shacabkuna wax wayn idinka Rajeynayo, waxaa kaloo Cabdi Xoosh ka hadlay boob loo gaystey dhulkii Xoosh ee madiino oo shirkada Hormuud iyo Koox lasocota dhaceen

Listen to “Ganacsade Cabdi Xoosh oo Bogaadin iyo bararujin udiray dowlada soomalia iyo Dhulkii Cabdi xoosh ee laboobay” on Spreaker.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.