Wafdi Ka Socda Ururka Midowga Afrika oo Gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi ka socday Ururka Midowga Afrika ayaa gaarey Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Jubba-land, Waftigaa waxaa qaabiley madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan. Waxayna Kulan kula qaadan doonaan guriga martida Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, ujeedka socdaalkoodu waxuu yahay u kuurgalista xaalada dalka.
amisom

cidan

gedotimes.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.