Madaxweynaha Soomaliya oo Geed Ku Talaalay Xarunta Qaramada Midoobay ee Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmajo oo maanta ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka qaarada Africa ayaa waxa uu talaalay geed isagoo sidoo kalena gacantiisa markii ugu horeesay ku waraabiyay. Geedka ayaa waxa uu ku beeray xarunta dhexe ee qaramada midoobay ay ku leedahay magaalada Nairobe ee Caasimada dalka Kenya.
far

far

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.