Gudoomiye Jawaari oo Hambalyo udiray Gudoomiyaha Wakiilada Soomaliland
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland. Mudane Max’ed […]