Isimada Puntland Oo Baaq Ka Soo Saaray Shaqaaqo Ka Dhacaday Gobolka Bari

puntland

qaar kamida Isimada Puntland Oo Baaq Ka Soo Saaray Shaqaaqo Ka Dhacaday deegaan cusub oo laga yagleelay inta udhaxaysa Faluuja iyo Kalabayr taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac iyo burbur hanti guryo, waxayna ku baaqeen dhibkaasu inuusan soo noqon dowladana waxaa laga rabaa inay kaalinteeda qadato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.