Daawo:Maraykanka Masjid Soomaali leedahay oo Weerar lagu qaaday

masjid

Masjidka Daaruf Faaruuq oo ku yaala magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota ayaa waxaa lagu tuuray bambaano waxay ku dhacday Xafiiska Iimanaka ayadoo burburisey Daaqada, Ciidamada ayaa baaritaan dheeraad ah ku haya Bamka lagu weeraray masjidka iyo sida uu dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.