Daawo:Xildhibaanada koonfurgalbeed oo sheegay inay lahayste u yihiin Madaxwayne Shariif Xasan

shari

Kulan aan caadi ahayn oo isugu yimaadeen in kabadab 50 Xildhibaan oo katirsan Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegay inaysan aqbali karin Wasiirada Madaxwaynaha koonfur galbeed Shariif Xasan soo magacabay waxay kaloo sheegeen in madaxwaynaha uusan ku dhaqmeen Dastuurka xildhibaanaduna ya u yihiin lahayste.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.